HomeCaalamkaBoqolaal Muhaajiriin oo lagu qabtay howlgal laga sameeyay xeebaha

Boqolaal Muhaajiriin oo lagu qabtay howlgal laga sameeyay xeebaha

Date:

Related stories

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Cabinet officials brace to relinquish Kenyan passports after presidential ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Israel oo heshiis UN la gashay si loo raro 16,250 oo muhaajiriin ah

Israel oo heshiis UNHCR la gashay si 16,250 muhaajiriin ah loo raro dalalka Galbeedka. Qorshihii soo celinta Afrika waa la baabi'iyay, waxaana la oggolaaday in dadka hadhay ay sii joogaan 5 sano.

Todd Blanche Officially Scraps $1.8B ‘Anti-Weaponization’ Fund

Acting AG Todd Blanche officially rescinds the $1.8B 'anti-weaponization' fund, clearing the path for his confirmation after a standoff with Sens. Cornyn and Tillis.

Blanche Oo Baabi’iyay Sanduuqii $1.8 Bilyan

Agaasimaha Hawlaha ee Wasaaradda Caddaaladda Todd Blanche ayaa si rasmi ah u baabi'iyay sanduuqa $1.8 bilyan,

Hay’adda Muhaajriinta Caalamka ee IOM ayaa sheegtay inay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha Liibiya ay qaadeen Hawlgalo lagu soo qabtay in ka badan Kun Muhaajiriin 48-kii saacadood ee la soo dhaafay. Qoraal ay Afhayeenada IOM uga wakiilka ahj dalka Libiya, Safa Masahli soo dhigtay Barteeda Twitterka ayey ku sheegtay in ka badan Kun Muhaajiriin laga hor-joogsaday inay […]

- Advertisement -

Hay’adda Muhaajriinta Caalamka ee IOM ayaa sheegtay inay Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha Liibiya ay qaadeen Hawlgalo lagu soo qabtay in ka badan Kun Muhaajiriin 48-kii saacadood ee la soo dhaafay.

Qoraal ay Afhayeenada IOM uga wakiilka ahj dalka Libiya, Safa Masahli soo dhigtay Barteeda Twitterka ayey ku sheegtay in ka badan Kun Muhaajiriin laga hor-joogsaday inay Doonyo kaga tahriibaan Xeebaha Libiya, kuwaasi oo qorshahoodu ahaa inay u socdaalaan Xeebaha Talyaaniga.

- Advertisement -

Afhayeenada ma aysan shey.egin Dalalka ay ka soo kala jeedaan Muhaajiriinta laga soo qabtay Xeebaha dalka Libiya ee labadii maalmood ee la soo dhaafay.

Waddanka Libiya waxa uu marin muhiim u yahay Tahriibayaasha ka soo kala jeeda dalalka Afrikaanka iyo shisheeyaha kale ee doonaya inay u sii tahriibaan Xeebaa Dalalka Europe,si ay Nolol iyo Dhalasho uga helaan dalalka ay iska dhiibaan ama ay ka helaan Magangelyada Qaxootinimo.

Latest stories