HomeCaalamkaHoggaamiyeyaasha Caalamka oo isugu tagaya Ingiriiska iyo u jeedka

Hoggaamiyeyaasha Caalamka oo isugu tagaya Ingiriiska iyo u jeedka

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

Hoggaamiyeyaasha caalamka ayaa isugu tegaya hoteelka Cornish ee Carbis Bay, iyaga oo si fool ka fool ah u yeelanaya shirka dalalka G7.

Madaxdaas waxaa ka mid ah hoggaamiyaha Jarmalka Angela Merkel, iyo Madaxweyne Biden, oo ku jira safarkiisii ugu horreeyay tan iyo markii uu xilka qabtay.

- Advertisement -

Arrinta ugu muhiimsan waxay noqon doontaa ka soo kabashada Covid, iyo in ay dunidu la timaaddo hannaan xooggan oo looga hortagi karo xanuunnada safmarka ah ee mustaqbalka dillaaci kara.

Ajandaha waxaa sido kale ku jira isbeddelka cimilada iyo ganacsiga.

Madaxweyne Biden ayaa la filayaa in Boris Johnson iyo Midowga Yuurb uu kala hadli walaaca uu ka qabo sida muranka ganacsi ee UK iyo Midowga Yurub ay khalkhal u gelin karaan Waqooyiga Ireland.

Latest stories