HomeCaalamkaSiyaasi Maxbuus ahaa oo COVID 19 ugu geeriyooday dalka Baxrayn

Siyaasi Maxbuus ahaa oo COVID 19 ugu geeriyooday dalka Baxrayn

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Siyaasiga geeriyooday oo lagu magacaabi jirey Xuseen Barakaat oo 48-jir ah waxa uu ku xirnaan jirey Xabsiga ugu weyn dalka Baxrayn ee JAU. Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Baxrayn ayaa sheegtay inuu Siyaasigaasi oo ku xukunaa Xabsi Daa’in uu Xanuunka COVID 19 ugu geeriyooday Isbitaalka weyn ee Salmaaniyah oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Manama. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiga geeriyooday oo lagu magacaabi jirey Xuseen Barakaat oo 48-jir ah waxa uu ku xirnaan jirey Xabsiga ugu weyn dalka Baxrayn ee JAU.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee dalka Baxrayn ayaa sheegtay inuu Siyaasigaasi oo ku xukunaa Xabsi Daa’in uu Xanuunka COVID 19 ugu geeriyooday Isbitaalka weyn ee Salmaaniyah oo ku yaalla caasimadda dalkaasi ee Manama.

- Advertisement -

 

Barakaat waxaa sanadkii 2018-kii isaga iyo 53 qof oo kale lagu xukumay Xabsi Daa’in, kadib, markii lagu soo oogay inay asaaseen Unug Argagixiso.

Sida laga soo xigtay Xaaskiisa waxay sheegtay in Wicitaanjkii u dambeeyey ee ay Saygeeda kula hadashjay uu u sheegay inuusan neefsan Karin oo uu dhimanayo.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wiilkiisa oo la xiray isagoo 16 jir, waxaa uu weli ku jiraa Xabsiga, isagoo lagu xukumay Xabsi 20 sano ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts