HomeWararQandaraaslayaal lagu dhaawacay Hoobiyayaal lagu garaacay Saldhig ku yaalla dalka Iraq

Qandaraaslayaal lagu dhaawacay Hoobiyayaal lagu garaacay Saldhig ku yaalla dalka Iraq

Date:

Related stories

Somali Opposition Sets Conditions for Direct Talks with Government

Somalia’s main opposition coalition, the Somali Future Council, has...

Somalia, Saudi Pledge Stronger Counter-Terrorism Partnership

Somalia’s President Hassan Sheikh Mohamud met with Saudi Arabia’s...

Wasiir Xoosh oo booqday matxafka Qaranka ee ciidanka Algeria

Wasiir Xoosh oo booqday Matxafka Qaranka ee Algeria. Wuxuu xusay halgankii gobannimo-doonka iyo muhiimadda iskaashiga labada dal.

Digniin culus: Farmaajo oo Mareykanka kula Wadaagay khilaafka doorashada

Farmaajo oo kulan la qaatay diblomaasiyiinta Mareykanka, kuna digay doorasho hal dhinac ah. “Mucaaradku ma aqbali doono,

Somalia Trains First Government Cybersecurity Cohort

The National Communications Authority (NCA) has completed its first...

5 Hoobiye ayaa waxa xalay lagu duqeeyey Saldhiga Diyaaradaha ee Deegaanka Balad ee Waqooyiga magaalladda Baqdaad.

Ugu yaraan 3 Qandaraaslayaal shisheeye iyo mid u dhashay Iraq ayaana ku dhaawacmay Duqeyntaasi.

Saldhiga Diyaaradaha ee la duqeeyey waxaa la sheegay inay adeegsato Shirkadda Maraykanka ee SALLYPORT oo ka shaqeysa Diyaaradaha Dagaalka ee F 16 ee ay Ciiddanka Cirka Iraq leeyihiin.

 

Milliteriga Maraykanka waxay inta badan Duqeymahaj noocaasi ah ku eedeeyaan inay ka dambeeyaan Maleeshiyadda ay Dowladda Iran taageerto, iyadoo Duqeymaha Hoobiyayaasha u muuqdaan kuwo lagu cadaadinayo Maraykanka, si ay Ciiddankooda kala baxaan dalka Iraq.

 

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories