HomeCaalamkaKayd Madaafiic oo ay Kooxda Xuutiyiinta lahaayeen oo qarax sameeyey

Kayd Madaafiic oo ay Kooxda Xuutiyiinta lahaayeen oo qarax sameeyey

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu Bakhaar lagu kaydiyey Gantaallo saakayto ku qarxay Caasimada dalka Yemen ee Sanca. Qaraxaas waxa uu sababay inay qaraxyo waa weyn ka dhacaan Xero Ciiddan oo u dhow Jaamacadda Sanca, iyadoo ay daaqadaha ka burbureen guryihii ka ag dhow halka uu Qaruxu ka dhacay. Lama soo sheegin dhimasho iyo dhaawac ka dhashay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Goobjoogayaal ayaa sheegay inuu Bakhaar lagu kaydiyey Gantaallo saakayto ku qarxay Caasimada dalka Yemen ee Sanca.

Qaraxaas waxa uu sababay inay qaraxyo waa weyn ka dhacaan Xero Ciiddan oo u dhow Jaamacadda Sanca, iyadoo ay daaqadaha ka burbureen guryihii ka ag dhow halka uu Qaruxu ka dhacay.

- Advertisement -

Lama soo sheegin dhimasho iyo dhaawac ka dhashay Qaraxaasi.

Dhinaca kale, Isbahaysiga Milliteri ee ay Sacuudiga hoggaamiyaan waxay beeniyeen inay wax weerar ah ka geysteen magaalladda Sanca, sida uu baahiyey Telefishinka Dowladda Sacuudiga ee Al-arabia.

Waa markii Labaad ee uu qarax ka dhaco magaalladda Sanca labadii bilood ee la soo dhaafay, iyadoo Qarixii hore ka dhacay Xaafadad Al-Jiraaf oo u dhow Garoonka Diyaaradaha ee Sanca.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts