HomeCaalamkaSaraakiil ka tirsan Hay’adaha Ammaanka Reer Falastiin oo la dilay

Saraakiil ka tirsan Hay’adaha Ammaanka Reer Falastiin oo la dilay

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay inay Ciiddanka Israel ay Waaberigii hore ee saakayto oo Khamiis ah ay toogasho ku dileen 2 Sarkaal oo ka tirsan Hay’adaha Ammaanka Falastiin. Saraakiishaasi waxaa lagu dilay Iska-horimaad ay Ciiddanka Israel ku galeen magaalladda Al-Khaliil oo ku taalla dhulka La-haysto ee Daanta Galbeed ee Falastiin.   Wasaaradda Caafimaadka ee […]

- Advertisement -

Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin ayaa sheegtay inay Ciiddanka Israel ay Waaberigii hore ee saakayto oo Khamiis ah ay toogasho ku dileen 2 Sarkaal oo ka tirsan Hay’adaha Ammaanka Falastiin.

Saraakiishaasi waxaa lagu dilay Iska-horimaad ay Ciiddanka Israel ku galeen magaalladda Al-Khaliil oo ku taalla dhulka La-haysto ee Daanta Galbeed ee Falastiin.

- Advertisement -

 

Wasaaradda Caafimaadka ee Falastiin waxay sheegtay in Askari 3-aad si xun loo dhaawacay uu u geeriyooday dhawacyadii soo gaaray.

Warbaainta Maxaliga ee Falastiin waxay shaaciyeen in Saraakiisha la dilay ay xubno ka ahaayeen Ciiddanka Sirdoonka Milliteriga ee Maamulka Falastiin.

- Advertisement -

Milliteriga Israel weli kama aysan hadlin dhacdadaasi lagu dilay Saraakiisha ka tirsan Hay’adaha Ammaanka ee Falastiin.

Latest stories