HomeCaalamkaShaqaale Muhaajiriin oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Gaari

Shaqaale Muhaajiriin oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Gaari

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ugu yaraan 17 qof ayaa ku geeriyootay, 18 kalena wey ku dhaawacmeen shil gaari oo xalay ka dhacay meel ku dhow Degmadda Kanpur ee Gobalka Uttar Paradesh ee dalkaasi. Boliska waxay sheegeen in Bas ay la socdeen Shaqaalaha Muhaajiriinta qalibmau, kadib, markii ay isku dhaceen gaari kale. Shaqaalahaasi waxay ku sii jeedeen magaalladda Axmedabaad ee […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 17 qof ayaa ku geeriyootay, 18 kalena wey ku dhaawacmeen shil gaari oo xalay ka dhacay meel ku dhow Degmadda Kanpur ee Gobalka Uttar Paradesh ee dalkaasi.

Boliska waxay sheegeen in Bas ay la socdeen Shaqaalaha Muhaajiriinta qalibmau, kadib, markii ay isku dhaceen gaari kale.

- Advertisement -

Shaqaalahaasi waxay ku sii jeedeen magaalladda Axmedabaad ee Galbeedka Gobalka Gujraat, si ay shaqo uga bilaabaan Wershado dib loo furay, kadib, markii la qaaday Xayiraadii COVID 19.

Sanad kastaba dalka Hindiya waxaa shilalka Gaadiidka ugu geeriyootay in ka badan 110,000 oo qof.

Latest stories