HomeCaalamkaNigeria oo Dalkeeda ka mamnuucday shirkadda Twitter-ka iyo Donald Trump oo ka...

Nigeria oo Dalkeeda ka mamnuucday shirkadda Twitter-ka iyo Donald Trump oo ka hadlay

Date:

Related stories

Somalia Gives Referee Omar Artan a Hero’s Welcome After U.S. Entry Denial

“What happened will not disappoint me, and I promise you that I will participate in the 2030 World Cup,” he said. He also urged Somali youth not to lose faith in their country or their passport.

Musharax Galmudug Liban Axmed oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan

Musharax Galmudug oo $50,000 ku wareejiyay garsoore Cumar Artan Muqdisho,...

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed

Aadan Madoobe oo xilka la wareegay Koonfur Galbeed Baydhabo, 11...

Taliyeyaasha SNA & Booliiska oo kormeeray TURKSOM

Taliyeyaasha ciidamada oo kormeeray Kulliyadda TURKSOM Muqdisho, 11 Juun 2026 –...
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump, ayaa ku ammaaney dowladda Nigeria sida ay ugga manuucday dalkeeda Twitter-ka, ka gadaal markii shirkaddu ay tirtirtey qoraal uu soo galiyey Madaxweyne Muhammadu Buhari.

 

- Advertisement -

Trump ayay ka xireen labada shirkadood ee Twitter-ka iyo Facebook-ga bartii uu ku lahaa dagaladooda, ka gadaal markii kooxo mudaaharaadaya ay galeen aqalka congress-ka bishii January.

Qoraaladii uu soo galinayey baraha bulshada ee labadan shirkadood, ayaa loo aaneeyey kicinta iyo qarbudaada ay geysteen kooxihii galey Congress-ka.

 

- Advertisement -

Trump ayaa intaa raaciyey in shirkadahan aaney kala saari karin waxa xun iyo waxa wanaagsan, isagoo ku tilmaamey Twitter-ka iyo Facebook-ga (Sheydaamo).

Wuxuu ku booriyey dalalka kale in sidan oo kale ay u mamnuucaan shirkadaha Facebook iyo Twitter-ka, maadaama aaney oggoleyn shirkadahan xoriyadda hadalka.

Latest stories