HomeCaalamkaDhowr qof oo ku geeriyooday dab khasaaro badan dhaliyay oo ka kacay...

Dhowr qof oo ku geeriyooday dab khasaaro badan dhaliyay oo ka kacay Isbitaal

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

3 qof ayaa ku geeriyootay, ugu yaraan 8 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu maanta dab ka kacay Qeybta Daryeelka Khaaska ee ICU ee Isbitaal ku yaalla magaalladda RAYAZAN oo 190 Kiilomitir dhanka K/Bari kaga toosan Caasimadda dalkaasi ee Moosko.

 

- Advertisement -

Dabka ayaa la sheegay inuu ka kacay Mashiinka Neef-siinta ee lagu rakibo Bukaanada uu Naqaska ku dhego iyo kuwa uu ku dhaco Xanuunka COVID 19.

Wakaalladda Wararka TAAS ayaa sheegtay in 35 Bukaan laga saaray Isbitaalka markii uu dabku kacay, halka ugu yaraan 3 geeriyootay, 8 kalena laga daaweynayo dhaawacyo ka soo gaaray Dabkaasi.

Latest stories