HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay Dad farabadan oo ku geeriyooday Biriq ku dhacday

Wararkii ugu dambeeyay Dad farabadan oo ku geeriyooday Biriq ku dhacday

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Cabinet Officials Brace to Relinquish Kenyan Passports After Presidential Ultimatum

A mounting cohort of senior Somali government ministers is...

Roob Mahiigaan oo watay Duufaan iyo Biriq ayaa waxa uu xalay ku dhuftay Bariga dalka Hindiya, iyadoo ay 27 qof ku geeriyootay. Wasiirka Maaraynta Masiibooyinka ee Gobalka West Bengal, Javed Ahmed Khan oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP waxa uu sheegay inay 27 qof oo Beeraley ahayd ay Biriq ku habsatay, xilli ay ka shaqeynayeen […]

- Advertisement -

Roob Mahiigaan oo watay Duufaan iyo Biriq ayaa waxa uu xalay ku dhuftay Bariga dalka Hindiya, iyadoo ay 27 qof ku geeriyootay.

Wasiirka Maaraynta Masiibooyinka ee Gobalka West Bengal, Javed Ahmed Khan oo la hadlay Wakaalladda Wararka AFP waxa uu sheegay inay 27 qof oo Beeraley ahayd ay Biriq ku habsatay, xilli ay ka shaqeynayeen Beerahooda.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Ra’isul-wasaaraha Hindiya, arendara Moodi waxa uu shaaciyey in qoysaska 27-kii qof ee ay Biriqda dishay midkiiba la siin doono lacag dhan 200,000 oo Rubi oo u dhiganta 2,746 Dollar, halka kiwi ku dhaawacmay la siinayo midkiiba lacag dhan 50,000 oo Rubi oo u dhiganta 686 Dollar.

Sanadkii 2019-kii, ku-dhawaad 2,900 qof ayaa waxay Biriq ku dishay dalka Hindiya.

 

Latest stories