HomeCaalamkaDad doonayay Tallaalka Cudurka COVID-19 oo la Qarxiyey

Dad doonayay Tallaalka Cudurka COVID-19 oo la Qarxiyey

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

3 qof oo rayid ah ayaa la dilay, halka Tobaneeyo kalena ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay meel ku dhow Degmadda DAMAT ee Gobalka AL-DHALAC ee Koonfurta dalka Yemen. Ilo-wareed ka tirsan Ciiddan taabacsan Dowladda Yemen ayaa sheegay inay Maleeshiyad Kooxda Xuutiyiinta qarax la beegsadeen dad doonayey inay helaan Tallaalka looga hortago Cuddurka Laayaanka ee COVID […]

- Advertisement -
- Advertisement -

3 qof oo rayid ah ayaa la dilay, halka Tobaneeyo kalena ku dhaawacmeen Qarax ka dhacay meel ku dhow Degmadda DAMAT ee Gobalka AL-DHALAC ee Koonfurta dalka Yemen.

Ilo-wareed ka tirsan Ciiddan taabacsan Dowladda Yemen ayaa sheegay inay Maleeshiyad Kooxda Xuutiyiinta qarax la beegsadeen dad doonayey inay helaan Tallaalka looga hortago Cuddurka Laayaanka ee COVID 19.

- Advertisement -

Afhayeenka Ciiddanka Gobalka AL-DHJALAC, Kabtan Fu’aad Jubari ayaa sheegay inay Kooxda Xuutiyiinjta shalay galab gacanta ku dhigeen dad rayid ah, oo ku sii jeeday Deegaanka MUREYS oo ay Ciiddanka Dowladda maamulaan, si ay u qaataan Tallaalka COVID 19.

Waxa uu intaasi ku daray inay Xuutiyiinta dadkaasi ku xireen dhjismo ku yaalla meel ku dhow Bar Kontorool, ka hor intaysan la beegsanin qaraxa sababay dhimashada 3 qof iyo dhaawaca Tobaneeyo kale, waa sida uu hadalka u dhigay.

Latest stories