HomeCaalamkaMadaxweyne amray in Isbedel lagu sameeyo sharciga Ciidanka Cirka

Madaxweyne amray in Isbedel lagu sameeyo sharciga Ciidanka Cirka

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Madaxweyne MUUN JAE-INJ ayaa amarkaasi bixiyey, kadib, markii Haweeney ka tirsan Ciiddanka Cirka oo la kufsaday ay Is-daldashay. Qoyskeeda waxay ku eedeeyeen Taliska Ciiddanka Cirka inay ku fashilmeen Baaritaanakii Kufsiga loo geystay. Afhayeenka Madaxweynaha Koonfurta Kuurta oo lag magacaabo PARK KAYUNG MEE waxa uu sheegay inuu Madaxweynuhu la kulmay Qoyska Dhibanaha Is-dishay, wuxuuna raalli-gelin ku […]

- Advertisement -

Madaxweyne MUUN JAE-INJ ayaa amarkaasi bixiyey, kadib, markii Haweeney ka tirsan Ciiddanka Cirka oo la kufsaday ay Is-daldashay.

Qoyskeeda waxay ku eedeeyeen Taliska Ciiddanka Cirka inay ku fashilmeen Baaritaanakii Kufsiga loo geystay.

- Advertisement -

Afhayeenka Madaxweynaha Koonfurta Kuurta oo lag magacaabo PARK KAYUNG MEE waxa uu sheegay inuu Madaxweynuhu la kulmay Qoyska Dhibanaha Is-dishay, wuxuuna raalli-gelin ku bixiyey inay Dowladda ku fashilantay inay iyada badbaadiyaan.

Haweeneyda Is-daldashay oo magaceeda lag soo koobay Laba Alifle Lii waxaa la kufsaday bishii Maarso ee la soo dhaafay, waxaana maydkeeda laga helay qolkeeda dhamaadkii bishii May ee la soo dhaafay.

Askarigii kufsiga geystay oo magaciisa lagu soo koobay JUNG waxaa la sheegay in Xabsiga loo taxaabay, iyadoo Taliyihii Guud ee Ciiddanka Cirka ee dalkaasi, LII SEONG YONG uu Xilka iska casilay Jimcihii la soo dhaafay, isagoo sheegay inuu dareemay Mas’uuliyad Culus oo ku aadan Dhacdadaasi.

Latest stories