HomeCaalamkaKuuriyada Waqooyi oo amar la yaab leh kusoo rogtay dadkeeda

Kuuriyada Waqooyi oo amar la yaab leh kusoo rogtay dadkeeda

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Kuuriyada Waqooyi ayaa dhawaan soo saartay xeerar looga hortaggayo saameynta dhaqamada shisheeye- gaar ahaan in la ciqaabo qof kasta oo lagu helo in isago daawanaya aflaanta shisheeye ama sawaariisha Jeans-ka iyo adeegsiga af-suuqa, hadda maxay tahay sababta? Yoon Mi-so waxay sheegtay in markii 11 aheyd ay aragtay qofkii ugu horreeyay la dal-dalay kadib markii lagu […]

- Advertisement -

Kuuriyada Waqooyi ayaa dhawaan soo saartay xeerar looga hortaggayo saameynta dhaqamada shisheeye- gaar ahaan in la ciqaabo qof kasta oo lagu helo in isago daawanaya aflaanta shisheeye ama sawaariisha Jeans-ka iyo adeegsiga af-suuqa, hadda maxay tahay sababta?

Yoon Mi-so waxay sheegtay in markii 11 aheyd ay aragtay qofkii ugu horreeyay la dal-dalay kadib markii lagu helay isaga oo daawanayaa riwaayadaha Kuuriyada Koonfureed.

- Advertisement -

 

Waxay sheegtay in dadkii deriska la ahaa qofkaas la dal-dalay lagu khasbay inay daawadaan riwayaddaas.

“Haddii aad daawan waaysaan, waxaa la idin kuugu tirinayaa in aad gasheen khiyaano qaran” ayay tiri Yoon Mi-so oo ku sugan Seoul xilli ay la hadleysay warbaahinta.

Latest stories