HomeCaalamkaSaldhig ay leeyihiin Ciidanka Mareykanka oo weerar xoogan lagu qaaday

Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Mareykanka oo weerar xoogan lagu qaaday

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Afhayeen u hadlay Milliteriga Dowladda Iraq ayaa sheegay in 2 Diyaaradaha Doroniska oo laga soo buuxiyey waxyaaba qarxa lagu weeraray Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Caynal Asad oo ku yaalla Galbeedka dalkaasi. Afhayeenka waxa uu tilmaamay in Nidaamka Difaaca Milliteriga Maraykanka ee C-RAM ku burburiyeen Diyaaradaha Darooniska duleedka Saldhigaasi. Weerarka maanta lagu qaaday Saldhiga Ciiddanka Cirka […]

- Advertisement -

Afhayeen u hadlay Milliteriga Dowladda Iraq ayaa sheegay in 2 Diyaaradaha Doroniska oo laga soo buuxiyey waxyaaba qarxa lagu weeraray Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Caynal Asad oo ku yaalla Galbeedka dalkaasi.

Afhayeenka waxa uu tilmaamay in Nidaamka Difaaca Milliteriga Maraykanka ee C-RAM ku burburiyeen Diyaaradaha Darooniska duleedka Saldhigaasi.

- Advertisement -

Weerarka maanta lagu qaaday Saldhiga Ciiddanka Cirka ee Caynal Asad oo ku yaalla Galbeedka dalkaasi, waa kii labaad oo muddo ah lala beegsado Saldhigaasi.

Dhowr saacadood ka hor, Gantaal lala maaganaa Garoonjka Diyaaradaha ee magaalladda Baqdaad ayaa laga hor tegay, sida uu sheegay Afhayeenka Isbahaysiga Milliteriga Maraykankla hoggaamiyo ee ku sugan gudaha dalka Iraq.

Latest stories