HomeCaalamkaMareykanka oo kaalmo dhaqaale ugu deeqay Dal ay ka jiraan Colaado

Mareykanka oo kaalmo dhaqaale ugu deeqay Dal ay ka jiraan Colaado

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Antooni Bilinken ayaa sheegay inay Gargaar Aadmino oo lagu qiimeeyey in ka badan 266 million oo Dollar siin doonaan Afganistan, iyadoo Gargaarkaasi lagu taageerayo qaar ka mid ah dadka u badan oo lagu qiyaasay 18 million oo qof. Qoraal uu soo saaray Xoghaye Antooni Bilinkin waxa uu ku xusay inay Gargaar […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xoghayaha Arrimaha Dibedda Maraykanka, Antooni Bilinken ayaa sheegay inay Gargaar Aadmino oo lagu qiimeeyey in ka badan 266 million oo Dollar siin doonaan Afganistan, iyadoo Gargaarkaasi lagu taageerayo qaar ka mid ah dadka u badan oo lagu qiyaasay 18 million oo qof.

Qoraal uu soo saaray Xoghaye Antooni Bilinkin waxa uu ku xusay inay Gargaar u baahan yihiin in ka badan 115,000 qof oo ku barakacay colaadaha gudaha Afganistan iyo ku-dhawaad  500,000 oo kale oo ka soo laabtay dalalka deriska.

- Advertisement -

Tan iyo sanadkii 2002-dii, Dowladda Maraykanka waxay Afganistan ugu deeqday lacag dhan 3.9 Billion oo Dollar.

Antooni Bilinken waxa uu ugu baaqay Hoggaamiyaaasha Afganistan iyo Ururka Daalibaan inay yeeshaan Wada-xaaood Siyaasadeed, Xabbad-Jooin waarta, si loo Jooiyo Coaladaka 40-ka sano ka socda dalka Afganistaan.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts