HomeWararAMISOM oo War kasoo saartay Duqeyn dad lagu dilay oo ka dhacday...

AMISOM oo War kasoo saartay Duqeyn dad lagu dilay oo ka dhacday Gedo

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Bayaan ay Hawlgalka Nabad-ilaalinta AMISOM  soo saareen ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay Baaritaano ku samaynayaan Duqeyntii ka dhacday Gobalka Gedo, iyadoo la tixraacayo Hadalkii qoraal ee ay Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS ee ku aadanaa Duqeynjtii Diyaaradeed ee ka dhacday Gobalka Gedo. Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Somalia waxay ku eedeysay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Bayaan ay Hawlgalka Nabad-ilaalinta AMISOM  soo saareen ayaa waxaa ay ku sheegeen in ay Baaritaano ku samaynayaan Duqeyntii ka dhacday Gobalka Gedo, iyadoo la tixraacayo Hadalkii qoraal ee ay Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee DFS ee ku aadanaa Duqeynjtii Diyaaradeed ee ka dhacday Gobalka Gedo.

Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Somalia waxay ku eedeysay  inuu dal ka tirsan AMISOM ku lug lahaa Duqeyntii Diyaaradaha ee lagu dilay dad rayid ah oo ku noolaa Gobalka Gedo.

- Advertisement -

Qoraalka ay HJawlgalka AMISOM soo saareen waxay kaloo ku sheegtay inay ku hawlan yihiin Ururinta Warbixinada la xiriira Duqeyntaasi, isla markaana ay si dhow ula shaqeyn doonaan DFS, Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga iyo Daneeyayaasha kale inta ay AMISOM baarayso dhacdadaasi.

Dhinaca kale, AMISOM waxay sheegtay inay ka go’an tahay baaritaanadda dhamaan eedeymaha la xiriira Xadgudubyada heer kasta oo uu yahay ee ka dhan ah Ciiddanka ka hoos shaqeeya Taliskooda Somalia.

Ugu dambeyntii, Hadalka qoraalka ee ka soo baxay Hawlgalka AMISOM waxay ku muuiyeen inay ka go’an tahay Baaritaanka Buuxa ee Duqeynta Diyaaradeed ee AMISOM lagu eedeeyey ee ka dhacday Gobalka Gedo, isla markaana ay Baaritaankooda la wadaagi doonaan dhamaan  Daneeyayaasha ay arrintaasi khuseyso.

- Advertisement -

Si kastaba ha ahaatee, Duqeymihii Diyaaradeed ee dhawaan lala beegsaday Deegaano ka tirsan Gobalka Gedo ayaa waxaa lagu eedeeyey  inay Ciiddanka Kenya geysteen, inkastoo aysan Dowladda Kenya weli ka hadlin Eedeyntaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts