HomeWararTaliyaha Ciidanka Asluubta oo gaaray Degmo ka tirsan Gobolka Gedo

Taliyaha Ciidanka Asluubta oo gaaray Degmo ka tirsan Gobolka Gedo

Date:

Related stories

William Ruto oo Farriin Xamaasad leh u diray Harambee Starlets ka hor Kulanka Australia

Madaxweyne William Ruto ayaa farriin muuqaal ah oo dhiirrigelin ah u diray xulka haweenka Kenya ee Harambee Starlets, kuwaas oo maanta wajahaya xulka awoodda badan ee Australia. Maqaalkan ka akhriso nuxurka farriinta Madaxweynaha, ujeeddada ka dambaysa taageerada dowladda iyo rajada laga qabo kulanka weyn ee ka dhacaya garoonka Nyayo.

Sirta ka dambaysa Guusha aan Duugoobin, Maxay dhalinyarada maanta ku qaldamaan

Maqaalkani wuxuu ka hadlayaa caqabadda ugu weyn ee haysata dhalinyarada maanta, taas oo ah rabitaanka guusha degdegga ah iyada oo aan la dhisin aqoon qoto dheer. Iyada oo loo marayo sheeko xikmad leh, waxaad ku baran doontaa sababta samirka iyo barashada aasaasiga ah ay u yihiin hubka kaliya ee qofka ka dhigi kara mid guulaysta oo waara.

Mombasa: Maxay yihiin kooxaha ugaadhsanaya haweenka iyo carruurta

Magaalada Mombasa ayaa hadda wajahaysa mid ka mid ah xaaladihii ugu adkaa ee ammaan darro, ka dib markii ay kordheen kiisaska afduubka iyo dilka loo geysto haweenka iyo gabdhaha. Warbixin ay soo saareen ururada xuquuqda aadanaha ayaa muujinaysa xog naxdin leh oo ku saabsan gabdho iskuuley ah iyo carruur yaryar oo si qarsoodi ah looga afduubtay magaalada,

Somalia Dismisses Former Opposition Figure from Immigration Post After Four Months

Somalia’s Council of Ministers has removed Mustafa Dhuxulow as head of the Immigration and Citizenship Authority and appointed Hussein Khaasim Yusuf as his replacement. The cabinet also passed a general amnesty law and promoted a new ambassador.

Last Shilling Standing: Mogadishu Traders Turn Their Back on Somalia’s Worn-Out Currency

Parts of Mogadishu have effectively sidelined the Somali shilling, with traders and public transport operators refusing to accept the country’s last circulating banknote. The move has disrupted daily life for low-income residents and intensified pressure on the government to fast-track a long-delayed currency reform.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa goor dhow gaaray degmada Doolow ee Gobolka Gedo, iyadoo halkaas lagu soo dhaweeyay.

Taliye Mahad Cabdiraxmaan iyo wafdigiisa oo ka ambabaxay Muqdisho ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Doolow kusoo dhaweeyay Taliyaha ciidamada howlgelinta Jubbaland Bakaal Kooke, Taliyaha Ciidanka NISA Gudoomiyaha degmada Cali Faarax Mire iyo mas’uliyiin Kale.

Ujeedka Taliyaha Ciidanka Asluubta ayaa waxaa lagu yahay inuu yahay mid la xiriira kormeer uu ku sameeyn doono Xarumaha Ciidamada Asluubta ee ku sugan yihiin ee degmooyinka Gedo, isagoona la kulmi doona Saraakiisha Ciidamada.

Sidoo kale inta uu ku sugan yahay Doolow, Jeneraal Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa waxaa kulan looga hadlayo xaaladda deegaanka uu la qaadan doonaa Maamulka degmada iyo Saraakiisha Ciidanka Booliska iyo kuwa Asluubta.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories