HomeCaalamkaMuhaajiriin safar ahaa oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Gaari 

Muhaajiriin safar ahaa oo Dhimasho iyo dhaawac ku noqday Shil Gaari 

Date:

Related stories

FIFA to pay Somali referee after US entry bar disrupted World Cup role

World football governing body FIFA has taken an exceptional...

Galmudug demands consensus-led election amid tensions

Somalia’s Galmudug state has rejected any election model imposed...

UN releases $10 mln to avert famine in Somalia as hunger crisis

The United Nations has released $10 million from its...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad...
- Advertisement -

2 Tahriibayaal ayaa ku geeriyootay, 6 kalena wey ku dhaawacmeen, kadib, markii uu shalay la qalibmay gaari ay la socdeen.

Hadal ka soo baxay Boliska dalka Giriiga ayaa lagu sheegay in gaari tahriibinjayey Muhaairiin ka soo gudubtay Xuduudka Turkiga uu ku qalibmay magaalladda THESSALONIKI ee Bariga Giriga, iyadoo ay 2 qof ku geeriyootay, 6 kalena ku dhaawacmeen.

- Advertisement -

Dareewal gooboog ah ayaa sheegay inuu arkay gaariga ay la socdeen Muhaairiinta oo jimcihii shalay ku qalibmay waddada isku xirta Degmooyinka KAVALA iyo SERRES

Dhamaan Muhaairiinta waxyeellada soo gaartay oo ah Rag waxaa la rumeysan yahay inay ka soo socdaaleen Xuduudka Gobalka EVROS, iyagoo ku wajahnaa magaalladda Thessaloniki.

Boliska Giriiga ma aysan bixinin Warbixin ku aadan dalalka ay Muhaajiriintaasi ka soo kala jeedaan, mana kala cadda inuu Dareewalkii baxsaday ama mid mid ka mid ah Muhaairiinta uu wade ka ahaa gaariga qalbmay..

Latest stories