HomeCaalamkaMasar oo Arrin darteed Gaadiid iyo Injineero ugu dirtay marinka Qasa

Masar oo Arrin darteed Gaadiid iyo Injineero ugu dirtay marinka Qasa

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Tobaneeyo Gaadiidka waa weyn ee Cagafcagafyada ayaa waxaa ay ka gudbeen Macbarka Rafax, si ay gacan uga haystaan Dib-u-dhiska dhismooyinkii ku burburay dagaalkii XAMAAS iyo Israel ku dhex maray Qasa.

Injineerada iyo shaqaalaha Dhismaha ee Masar ayaa iyagana gaaray Qasa, si ay u dejiyaan Naqshadaha Dib-u-dhiska ee dhismayaasha ay Diyaaradaha Dagaalka Israel baabi’iyeen.

- Advertisement -

Kolonyo Gadiidka Dhismaha oo uu Calanka Masaarida ka dul babanayo ayaa ka gudbay Macbarka Rafax, si ay u bilaabaan Dib-u-dhiska Qasa iyo Guud ahaan Deegaanada Marinka Qasa ee uu sameeyey burburka baahsan.

Shirkadda Dhismaha ee Milliteriga Masaarida ayaana la siiyey Qandaraadka Dib-u-dhiskaasi, iyadoo Madaxweyne C/Fataax El-sissi uu 5 million oo Dollar ugu deeqaday Dib-u-dhiska Qasa.

 

Latest stories