HomeCaalamkaKooxo hubeysan oo weerar gaadmo ah ku laayay Ugu yaraan 100 qof

Kooxo hubeysan oo weerar gaadmo ah ku laayay Ugu yaraan 100 qof

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Kooxo hubeysan ayaa la sheega inay 100-Tuullo-Joog ah xalay ku dileen Tuulladda SOLHAN ee Gobalka YAGHA ee Bariga dalkaasi. Hadal ka soo baxay Dowladda dalkaasi ayaa lagu sheegay inay dableyda dab qabadsiiyeen Guryaha iyo Suuqa ku yaalla Tuulladaasi. Waaberigii hore ee saakayto oo Sabti ah, dadka Deegaanka waxay u sheegeen Wakaalladda Wararka ee AFP in […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kooxo hubeysan ayaa la sheega inay 100-Tuullo-Joog ah xalay ku dileen Tuulladda SOLHAN ee Gobalka YAGHA ee Bariga dalkaasi.

Hadal ka soo baxay Dowladda dalkaasi ayaa lagu sheegay inay dableyda dab qabadsiiyeen Guryaha iyo Suuqa ku yaalla Tuulladaasi.

- Advertisement -

Waaberigii hore ee saakayto oo Sabti ah, dadka Deegaanka waxay u sheegeen Wakaalladda Wararka ee AFP in ugu yaraan 14 qof lagu dilay weerar kale oo ka dhacay Tuullo lagu magacaabo TADARYAT.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts