HomeCaalamkaAskar lagu dilay Caasimadda dalka Pakistan ee Islamabaad

Askar lagu dilay Caasimadda dalka Pakistan ee Islamabaad

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Ilo ka tirsan Boliska dalkaasi waxay sheegeen in 2 Askari toogasho lagu dilay xilli dambe oo xalay ahayd. Ciiddaankaasi waxaa lagu toogtay Bar Kontorool oo isku xirta Magaallooyinka Islamabaad iyo RUWALABINDI. Dabley la socotay mooto nooca Laba Lugaaleyda ayaa la sheegay inay toogteen Ciiddankaasi, xilli la doonayey in Mootada la baaro. Dableyda weerarka geysatay waxaa […]

- Advertisement -

Ilo ka tirsan Boliska dalkaasi waxay sheegeen in 2 Askari toogasho lagu dilay xilli dambe oo xalay ahayd.

Ciiddaankaasi waxaa lagu toogtay Bar Kontorool oo isku xirta Magaallooyinka Islamabaad iyo RUWALABINDI.

- Advertisement -

Dabley la socotay mooto nooca Laba Lugaaleyda ayaa la sheegay inay toogteen Ciiddankaasi, xilli la doonayey in Mootada la baaro.

Dableyda weerarka geysatay waxaa la sheegay inay ka bxsadeen goobta, wxaana socda baaritaan lagu raadinayo kooxdii dishay Askarta.

Dhanka kale, Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Pakistan, Sheekh Rashiid Ahmed waxa uu cambaareeyey dilkaasi,mana jirto koox sheegatay Toogashadaasi

Latest stories