HomeCaalamkaSiyaasi ka tirsanaa Xibsiga ka taliya dalka Hindiya oo la dilay

Siyaasi ka tirsanaa Xibsiga ka taliya dalka Hindiya oo la dilay

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Siyaasigaasi oo lagu magacaabi jirey RKESH PANDITA waxaa lagu dilay Gobalka lagu murunsan yahay ee Jaamu Kashmiir, sida ay sheegeen Boliska dalka Hindiya. Siyaasiga waxaa la sheegay in ladilay, xilli aysan la soconin labadii Askari ee ahaa Ilaaladiisa Khaaska. Madaxa Sare ee Maamulka Hindiya ugu qaabilsan Gobalka Jaamu Kashmiir, Manoj Sinha waxa uu cambaareeyey dilkaasi, […]

- Advertisement -

Siyaasigaasi oo lagu magacaabi jirey RKESH PANDITA waxaa lagu dilay Gobalka lagu murunsan yahay ee Jaamu Kashmiir, sida ay sheegeen Boliska dalka Hindiya.

Siyaasiga waxaa la sheegay in ladilay, xilli aysan la soconin labadii Askari ee ahaa Ilaaladiisa Khaaska.
Madaxa Sare ee Maamulka Hindiya ugu qaabilsan Gobalka Jaamu Kashmiir, Manoj Sinha waxa uu cambaareeyey dilkaasi, isagoo ku hnjabay in Dembiilayaasha la soo taagi doono Sharciga.

- Advertisement -

 

Gobalka Jaamu-Kashmiir waxa wada sheegta dowladaha Pakistan iyo Hindiya, iyadoo dadka Muslimiinta ee ugu badan Kashmiir taageersan yihiin Halgankooda Hubeysan ee ay ku doonayaan dal Madax-bannaan.

Latest stories