HomeCaalamkaMuhaajiriin la soo badbaadiyey iyo kuwo ku geeriyooday Xeebaha Tunisia

Muhaajiriin la soo badbaadiyey iyo kuwo ku geeriyooday Xeebaha Tunisia

Date:

Related stories

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...

Mogadishu airport operating normally, aviation authority says

Somalia's Civil Aviation Authority has dismissed reports that flight...

Mogadishu sees lull in fighting after mediation

Clashes between Somali government forces and opposition-aligned groups in...

Police say no protest allowed as fighting erupts in Mogadishu

Police in Somalia's capital Mogadishu said security forces were...
- Advertisement -

Maydadka 2 Muhaajiriin ayaa la soo helay, halka 20 kale weli la la’ yahay, kadib, markii ay dooni ku degtay meel ka baxsan Xeebaha dalka Tunisia.

Ciiddanka Ilaaladda Xeebaha ee dalkaasi waxay soo badbaadiyeen 109 qof oo Muhajiriin ah oo badankooda ka soo jeeda dalalka ka hooseeya Saxaraha Afrika.

- Advertisement -

Wasaaradda Difaaca ee dalka Tunuisa ayaa sheegtay inay Kooxaha wax badbaadiya dhacdo kale ku soo badbaadiyeen 70 Muhaajiriin oo u dhashay Sudan iyo Eritrea iyo mid u dhashay dalka Masar.

 

Muhaajiriintaasi waxay Saraakiisha u sheegeen inay labo habeen ka hor ka soo shiraacdeen magaalldda Xeebta leh ee Zuwaara ee dalka Libiya.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Hay’adda Muhaajiriinta Caalamiga ee IOM waxay sheegtay inay 20 Muhaajiriin ku geeriyootay ama lagu la’ yahay shil badeedkii habeen hore ka dhacay Xeebaha dalka Tunisia.

 

Bartamihii bishii hore ee May, 50 Muhaajiriin ah ayaa ku dhintay dooni ku degtay meel ka baxsan Xeebaha dalka Tunisia, halka 100 kalena la soo badbaadiyey dabayaaqada bishii la soo dhaafay.

Latest stories