HomeCaalamkaMilliteriga Nigeria oo sheegay inay dileen 50 ka tirsan Maleeshiyadda Boko Haram

Milliteriga Nigeria oo sheegay inay dileen 50 ka tirsan Maleeshiyadda Boko Haram

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Afhayeenka Milliteriga dalkaasi, Maxamed Yerima waxa uu maanta sheegay inay Maleeshiyadaasi ku dileen iska horimaad shalay ka dhacay Degaanka Dambao ee Gobalka Borno ee W/bari ee dalkaasi. Waxa uu intaasi ku daray in Duqeyn dhanka Cirka lagu burburiyey Tekniko ay Maleeshiyada wadatay, iyadoo kuwii ka badbaaday ay baxsadeen. Maleeshiyadda Boko Haram waxay tan iyo sanadkii […]

- Advertisement -

Afhayeenka Milliteriga dalkaasi, Maxamed Yerima waxa uu maanta sheegay inay Maleeshiyadaasi ku dileen iska horimaad shalay ka dhacay Degaanka Dambao ee Gobalka Borno ee W/bari ee dalkaasi.

Waxa uu intaasi ku daray in Duqeyn dhanka Cirka lagu burburiyey Tekniko ay Maleeshiyada wadatay, iyadoo kuwii ka badbaaday ay baxsadeen.

- Advertisement -

Maleeshiyadda Boko Haram waxay tan iyo sanadkii 2009-kii weeraro ka wadeen Goballo ka tirsan Nigeria iyo dalalka ku xeeran Harada Jaad.

Latest stories