HomeWararAkhriso: Magacyada murashaxiinta xisbiyada ku guuleystay gobolka Sool

Akhriso: Magacyada murashaxiinta xisbiyada ku guuleystay gobolka Sool

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka Sool ku kala guuleysteen. Waxaa lagu tartamayey laba iyo toban xubnood (12) oo Golaha Deegaanka ah, waxey kala yihiin sidan soo socota: – 1-Xisbiga Ucid, waxey heleen (3) saddex xubnood, oo kala ah: -Maxamuud Xayir Ducaale Diiriye -Abokor Faarax Warsame -Axmed […]

- Advertisement -

Waxaa soo baxaysa natiijo hordhac ah oo ay murashaxiinta xisbiyada kala duwan ee gobolka Sool ku kala guuleysteen.

Waxaa lagu tartamayey laba iyo toban xubnood (12) oo Golaha Deegaanka ah, waxey kala yihiin sidan soo socota: –

- Advertisement -

1-Xisbiga Ucid, waxey heleen (3) saddex xubnood, oo kala ah:

-Maxamuud Xayir Ducaale Diiriye

-Abokor Faarax Warsame

- Advertisement -

-Axmed Jaamac Saalax Maxamed

2-Xisbiga Kulmiye, waxey heleen (5) shan xubnood, oo kala ah:

-Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiin “Faratoon”

-Mukhtaar Ibraahim Xaashi Cilmi

-Saleebaan Maxamed Faarax

-Mustafe Axmed Cabdullaahi

-Axmed Xasan Cali “Casoowe”

3-Xisbiga Wadani – waxey heleen (4) afar xubnood, oo kala ah:

-Cabdulrasaaq Khaliif Axmed Guuleed

-Axmed Muuse Jaamac Diiriye

-Bile Cabdi Ducaale Samatar

-Qaasim Aadan Saleebaan Cali

Natiijadan ayaa waxaa ku dhawaaqey guddiga doorashada Somaliland, iyadoo natiijaduna marba marka ka danbeysa ay soo baxayaan.

Latest stories