HomeWararWasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo la kulmay Hoggaanka Ciidamada Midowga Yurub

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga oo la kulmay Hoggaanka Ciidamada Midowga Yurub

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen.Cabaas Aamiin ayaa waxay kulan la qaateen Saraakiil ka tirsan Hoggaanka Ciidamada Midowga yurub oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Ciidamada Midowga Yurub ,Wafdigan ayaa ka yimid Xarunta Midowga Yurub ee Baraasalis . Kulanka labada dhinac […]

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Xuseen Xaaji oo uu wehliyo Taliye Xigeenka Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Gen.Cabaas Aamiin ayaa waxay kulan la qaateen Saraakiil ka tirsan Hoggaanka Ciidamada Midowga yurub oo uu hogaaminayay Agaasimaha Guud ee Ciidamada Midowga Yurub ,Wafdigan ayaa ka yimid Xarunta Midowga Yurub ee Baraasalis .

Kulanka labada dhinac ayaa ku qotamay iskaashi iyo Siddii midowga Yurub ay u labo jibaari lahaayeen Taageerada iyo Tababarada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

- Advertisement -

 

Agaasimaha Guud ee Ciidanka Midowga yurub ayaa tilmaamay in Soomaaliya horumar iyo soo kabasho ka sameysay arrimaha Ciidanka dhankoodana diyaar u yihiin garab istaaga Dowladda Soomaaliya.

 

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa kaga mahadceliyay Wafdigan booqashada ay ku yimaadeen Soomaaliya isagoo xusay in Midowga yurub uu qeyb ka yahay dalalka taageera Soomaaliya, waxa si qota dheer ugu sheekeeyay iskaashiga Ciidan iyo kaalinta midowga yurub oo uu tilmaamay in ay tahay mid muuqata .

Latest stories