Madaxweyne Deni oo soo gudbiyay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal
Date:
Date:
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni ayaa Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS u gudbiyay xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal. Hoos ka Ariso Magacyada Xubnaha Guddiga Doorashooyinka Puntland ee heer Federaal