HomeWararDFS oo Guddi Baaris ah u saartay Rasaastii lagu furay Madaxweyne hore...

DFS oo Guddi Baaris ah u saartay Rasaastii lagu furay Madaxweyne hore Xasan Sheikh

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Dowladda Soomaaliya ayaa guddi u saartay dhacdadii Galabta lagu saraaseeyay kolonyo galbinaysay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud. Wasiirka cadaaladda XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in guddi uu horkacayo taliyaha Asluubta loo saaray baarista is rasaaseyn galabta dhex martay ciidan Asluubta ka tirsan iyo ilaalada Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud.   […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Dowladda Soomaaliya ayaa guddi u saartay dhacdadii Galabta lagu saraaseeyay kolonyo galbinaysay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud.

Wasiirka cadaaladda XFS Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa sheegay in guddi uu horkacayo taliyaha Asluubta loo saaray baarista is rasaaseyn galabta dhex martay ciidan Asluubta ka tirsan iyo ilaalada Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud.

- Advertisement -

 

Sidoo kale wasiirka ayaa sheegay in israasayntu ay ahayd mid si qaldan u dhacday oo aysan ku tala gal ahayn, waxaana uu u mahadceliyay Madaxweyne Xasan sheikh oo uu sheegay in uu xakameeyay ilaaladiisa, dhacdaduna ay ahayd mid shil ah waa sida uu hadalka u dhigaye.

 

- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa lagu rasaaseeyay agagaarka maxkamadda gobolka Banaadir, xilli uu ku wajahnaa shir ay wada lahaayeen Midowga Murashixiinta.

Wali Xasan Sheikh kama hadlin Rasaasta la sheegay in lagu furay Kolonyada galbinaysay, waxaana halka lagu Rasaasiyay jooga oo baro koontarool kuleh ciidanka asluubta Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts