HomeWararMadaxweyne Axmed Madoobe oo shaaciyay qorshaha Golihiisa Wasiirada cusub

Madaxweyne Axmed Madoobe oo shaaciyay qorshaha Golihiisa Wasiirada cusub

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa Golaha Wakiilada uga mahad celiyay sida aqlabiyada leh ee ay u meel mariyeen Xukuumada cusub. Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa tilmaamay in waajib culus uu horyaalo Xukuumada, oo ay kamid yihiin hormarinta dhaqaalaha, shaqo abuurka dhalinyarada iyo maamul dadaajinta. Madaxweynaha ayaa xusay inay howlahaas oo dhan iyo […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe, ayaa Golaha Wakiilada uga mahad celiyay sida aqlabiyada leh ee ay u meel mariyeen Xukuumada cusub.

Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa tilmaamay in waajib culus uu horyaalo Xukuumada, oo ay kamid yihiin hormarinta dhaqaalaha, shaqo abuurka dhalinyarada iyo maamul dadaajinta.

- Advertisement -

Madaxweynaha ayaa xusay inay howlahaas oo dhan iyo kuwo kalaba door muhiim ah ka qaadanayaan dardar galinta shaqada ay tahay in xukuumadu ay ku qabato mustaqbalka dhow iyadoo kaashanaysa bulshada deegaanada Jubbaland.

Sidoo kale waxaa uu intaas kusii daray Madaxweyne Axmed Madoobe in isla xisaabtanka iyo hubinta in Wasaaradahu ay shacabka ugu adeegaan sidii la rabay ay noqonayso arin mudnaan gaar ah leh si loo gaaro himilooyinka shacabka ree Jubaland ee dhismaha Dowladnimo u adeegta danahooda.

Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka ayaa Cod gacan taag ah ku ansixiyay Golaha Wasiirada cusub ee Jubbaland, waxaana ogolaaday ansixinta Golaha 50 xildhibaan, 1 Xildhibaan ayaa ka aamusay, ma jirin Madane diiday.

Latest stories