HomeCaalamkaAFRICOM oo beenisay Qoraal uu soo saaray Ra'iisul Wasaaraha Moroko

AFRICOM oo beenisay Qoraal uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Moroko

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Pheromone Maxxing:Rag Ka Taga Qubayska Si Ay U Soo Jiitaan Dumaraka.

Dhaqan cusub oo TikTok ku faafaya ayaa ragga qaar ku dhiirrigelinaya inay iska dhaafaan qubayska iyo deodorant-ka, iyagoo aaminsan in urta dabiiciga ah ay kordhin karto soo jiidashada.

Xasuuqii Rwanda: Nin Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Maxkamad ku taalla The Hague ayaa xabsi daa’in ku xukuntay muwaaddin Rwanda ah oo lagu helay dambiyo la xiriira xasuuqii 1994, kaddib baaritaan socday sannado iyo marqaatiyo badan oo la dhageystay.

Milliteriga Maraykanka waxay beeniyeen Qoraal uu Tuwiteerkiisa soo dhigay Ra’iisul Wasaaraha dalka Moroko, Sacadaldiin Al-cuthmaani oo uu ku sheegay inay Taliska AFRICOM ay bishan June dhoolatus Milliteri ka samayn  doonaan dalka Moroko, gaar ahaan Gobalka lagu murunsan yahay ee Saxaraha Galbeed. Ra’iisul Wasaaraha Moroko, waxa uu markii hore Twitterkiisa ka saaray  Qoraalkiisa. Taliska Milliteriga Maraykanka […]

- Advertisement -

Milliteriga Maraykanka waxay beeniyeen Qoraal uu Tuwiteerkiisa soo dhigay Ra’iisul Wasaaraha dalka Moroko, Sacadaldiin Al-cuthmaani oo uu ku sheegay inay Taliska AFRICOM ay bishan June dhoolatus Milliteri ka samayn  doonaan dalka Moroko, gaar ahaan Gobalka lagu murunsan yahay ee Saxaraha Galbeed.

Ra’iisul Wasaaraha Moroko, waxa uu markii hore Twitterkiisa ka saaray  Qoraalkiisa.

- Advertisement -

Taliska Milliteriga Maraykanka ka jooga Africa ee AFRICOM ayaa hoggaamin doona Carbiskaasi oo ay ka qayb qaadan doonaan 7,000 oo Askari oo ka kala socda 9 Waddan oo Afrikaan ah.

Dhinaca kale, Hoggaamiyaha Jabhadda POLASARIYA ee Galbeedka Saxaraha, Ibraahim Qaali oo 71 jir ayaa dib ugu laabtay dalka Algeria, kadib, markii uu ka soo baxay Isbitaal ku yaalla dalka Spain oo looga daaweynayey Xanuunka COVID 19.

Dowladda Moroko waxay ka crootay talalabada ay Dowladda Spain ay ugu oggolaatay Hogagamiyaha Jabhadda POLASAARIYO in lagu daaweeyo dalkooda.

Latest stories