HomeCaalamkaNetherlands oo masaafurisay Diplomaasiyiin iyo sababta keentay

Netherlands oo masaafurisay Diplomaasiyiin iyo sababta keentay

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ugu yaraan 3 Diplomaasi oo La-taliyayaal ka ah Safaaradda Sudan ku leedahay magaalladda Hayg ayaa laga soo masafuriyey dalkaasi, kadib, markii lagu helay inay la shaqeeyan Hay’adda Sirdoonka iyo Ammaanka dalka Sudan ee loo soo gaabiyo NISS.

Diplomasiyiinta waxaa la sheegy inay dab-gal ku hayeen xubnaha Mucaaradka Sudan ee u soo baxsaday dalka Netherlands.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Dowladda Sudan weli kama aysan hadlin Diplomaasiyiintood laaga soo masaafuriyey dalka Netherlands.

Latest stories