HomeCaalamkaKoox hubeysan oo weerar gaadmo ah ku dishay Dad shacab ah

Koox hubeysan oo weerar gaadmo ah ku dishay Dad shacab ah

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Labo weerar oo ka dhacay Bariga dalkaasi ayaa waxaa lagu dilay dad Rayid ahaa, sida laga soo xigtay Goobjoogayaal. Sarkaal ka tirsan Mas’uuliyiinyta Deegaanka waxa uu weeraradaasi ku eedeeyey Maleeshiyadda isku magacowda Ciidanka Isbahaysiga Dimuqraadiyada ee ADF oo gacansaar la leh Kooxda Daacish. Weeraradaasi waxay ka kala dhaceen Tuullooyinka Bogo iyo Tajabi ee Gobalka Ituri […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Labo weerar oo ka dhacay Bariga dalkaasi ayaa waxaa lagu dilay dad Rayid ahaa, sida laga soo xigtay Goobjoogayaal.

Sarkaal ka tirsan Mas’uuliyiinyta Deegaanka waxa uu weeraradaasi ku eedeeyey Maleeshiyadda isku magacowda Ciidanka Isbahaysiga Dimuqraadiyada ee ADF oo gacansaar la leh Kooxda Daacish.

- Advertisement -

Weeraradaasi waxay ka kala dhaceen Tuullooyinka Bogo iyo Tajabi ee Gobalka Ituri ee Bariga dalkaasi.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts