HomeWararMaxay ka wada hadleen Guddoomiye Mursal iyo Guddoomiyihii hore ee G/Shacabka Jawaari?

Maxay ka wada hadleen Guddoomiye Mursal iyo Guddoomiyihii hore ee G/Shacabka Jawaari?

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galay kulan qado sharaf ah oo uu sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (lafta gareen), Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh ayaa magaalada Muqdisho kaga qeyb galay kulan qado sharaf ah oo uu sameeyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay madaxweynaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed C/Casiis Xasan Maxamed (lafta gareen), Madaxweynihii hore ee Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Xildhibaan Aadan Madoobe iyo masuuliyiin kale.

- Advertisement -

Guddoomiye Maxamed Mursal iyo masuuliyiinta kale ayaa iska xog wareystay xaalada guud ee dalka.
Waxaana si gaar ah ay uga wada hadleen arrimaha ka taagan dalka ee ku aaddan xaaladda doorashooyinka diyaar garowga loogu jiro, waxaana kulan kani imaanayaa iyadoo dhawaan Muqdosjo lagu saxiixay heshiis laga gaaray arrimaha doorashooyinka dalka, waxaana shirkaasi yeeshay Ra’iisul Wasaare Rooble, madaxda Maamul Goboleedyada dalka iyo Guddoomiyaha Gobolkani Banaadir, waxaana xusid mudan in heshiiskaasi ay soo dhaweyeen saamilayda siyaasadda Soomaaliya.

Latest stories