HomeWararGuddoomiye cusub oo loo magacaabay degaanka Garasbaaley (Wareegto)

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay degaanka Garasbaaley (Wareegto)

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa Guddoomiyaha deegaanka Garasbaaley loogu magacaabay inuu noqdo Maxamed Abuukar Afrax oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee deegaankaas. C/raxmaan Axmed Cali (Garyare) oo ahaa Guddoomiyihii Garasbaaley […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Guddoomiye cusub u magacaabay deegaanka Garasbaaley ee duleedka Muqdisho.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiye Cumar Filish ayaa waxaa Guddoomiyaha deegaanka Garasbaaley loogu magacaabay inuu noqdo Maxamed Abuukar Afrax oo bedelaya Guddoomiyihii hore ee deegaankaas.

- Advertisement -

C/raxmaan Axmed Cali (Garyare) oo ahaa Guddoomiyihii Garasbaaley ayaa waxaa dhawaan lagu dilay qarax ka dhacay halkaas, waxaana sidoo kalena la dhintay xiligaas qaar kamid ah Ilaaladiisa oo la socday, xili ay kasoo baxeen Masaajid.

Al-shabaab ayaa horey Qarax miino dhulka la geliyay ku dilay Guddoomiye ku-xigeenkii amniga iyo Guddoomiyihii dhalinyarada ee deegaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalada Muqdisho.

Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista Guddoomiyaha cusub.

- Advertisement -

Latest stories