HomeCaalamkaDab xoogan oo qabsaday Madbacad lagu farsameeyo Lacag badan

Dab xoogan oo qabsaday Madbacad lagu farsameeyo Lacag badan

Date:

Related stories

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Soomaalida Haysta TPS-ka Oo Wajahaya Isbeddel Sharci

Maxkamad federaal ah oo ku taalla Boston ayaa u oggolaatay maamulka Trump inuu sii wado joojinta TPS-ka Soomaalida, taas oo saameyn karta in ka badan 1,000 qof oo ku nool Mareykanka.

Arroortii hore ee saakayto ayaa waxaa uu dab qabsaday Dabaqa 3-aad ee Madbacadda Shirkadda Lacagaha farsamayso ee Suudan oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee Khartoum. Agaasimaha Warbaahinta iyo Xiriirka Guud ee Shirkadda Madbacadaha Lacagaha ee dalkaasi, Ismaaciil Alsaar ayaa waxaa uu sheegay inuu dabka ka kacay Dabaqa 3-aad oo ay ku yaalla Xafiisyada Maamulka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Arroortii hore ee saakayto ayaa waxaa uu dab qabsaday Dabaqa 3-aad ee Madbacadda Shirkadda Lacagaha farsamayso ee Suudan oo ku taalla caasimadda dalkaasi ee Khartoum.

Agaasimaha Warbaahinta iyo Xiriirka Guud ee Shirkadda Madbacadaha Lacagaha ee dalkaasi, Ismaaciil Alsaar ayaa waxaa uu sheegay inuu dabka ka kacay Dabaqa 3-aad oo ay ku yaalla Xafiisyada Maamulka iyo Kaydka Lacagaha ee Madbacadda, Laguna guuleystay in la damiyo dabka.

- Advertisement -

Waxaa uu intaasi ku daray inuu dabka kacay abaarihii 4-tii habeenimo (Ka hor Xilliga Salaada Subax), iyadoo ay Kooxaha Dab-damiska ku guuleysteen inay dabka Damian Abaarihii 8-dii aroornimo ee saakayto.

Baaritaan ayaa socda oo lagu ogaanayo waxa sababay dabkaasi oo geystay khasaaro Qalab, iyadoo ay Wararka sheegayaan inuu dabka ka dhashay colaad dhanka Korantada.

Waxaa la sheegay inaysan waxba soo gaarin Bakhaarada lagu kaydiyo Lacagaha la daabacay. Kaydka Bakhaarada Shirkadda leh Madbacadaha Lacagaha lagu daabaco, waxaa Lacagaha lagu kaydinayo ka mid ah Balaayiin Shillinka Soomaaliya oo horey Dowladda Federalka loogu daabacay sanadkii 2018-dii.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts