HomeWararAl-shabaab oo Qarax ku dilay Askar ka tirsan Dowladda oo Mooto saarneyd

Al-shabaab oo Qarax ku dilay Askar ka tirsan Dowladda oo Mooto saarneyd

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Askar ka tirsan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa qarax miino nooca dhulka la geliyo ah ee laga hago meelaha fog-fog lagula eegtay duleedka degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Qaraxaas ayaa waxaa Askarta oo saarneyd Mooto nooca Soomaalida u taqaano laba lugaaleyda uu ku qabsaday duleedka degmada Janaale, xili ay socdaalayeen, waxaana ka dhashay […]

- Advertisement -

Askar ka tirsan Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa qarax miino nooca dhulka la geliyo ah ee laga hago meelaha fog-fog lagula eegtay duleedka degmada Janaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose.

Qaraxaas ayaa waxaa Askarta oo saarneyd Mooto nooca Soomaalida u taqaano laba lugaaleyda uu ku qabsaday duleedka degmada Janaale, xili ay socdaalayeen, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho ah.

- Advertisement -

Al-shabaab oo ka hadlay qaraxaas ka dhacay Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay ku sheegteen inay ku dileen Saddex Askari oo ka tirsan Ciidanka dowladda Federaalka, isla markaan ay horey u qaateen Mootada ay saarnaayeen .

Sidoo kale Shabaabka ayaa intaas waxaa ay kusii dareen inay weeraro ku qaadeen Saldhigyo Ciidamada AMISOM ku leeyihiin deegaano ka tirsan Shabeellaha Hoose, mana jiro khasaaro laga soo weriyay weeraradaas.

Si kastaba Al-shabaab ayaa dhowr qaraxyo iyo weeraro toos ah ku qaaday Ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM oo ku socdaalayay deegaano ka tirsan Gobolada dalka, waxaana dhinacyada dhexmaray dagaalo geystay khasaaro.

Latest stories