HomeCaalamkaMadaxa Sirdoonka Masar oo la kulmay Ra'iisul Wasaaraha Yuhuudda

Madaxa Sirdoonka Masar oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Yuhuudda

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxa Hay’adda Sirdoonka Masar, Cabaas Kaamil waxa uu Maanta la kulmay RW Israel, Benjamin Netanyahu, iyagoo ka wada hadlay Iskaashiga Labada Waddan, Amniga, Siyaasadda, Xabbad-joojintii XAMAAS iyo Israel iyo Arrimaha Mandiqada. Madaxa Sirdoonka Masar waxa u qorsheysan inuu Madaxweynaha Falastiin, Maxamuud Cabaas Abu Maasim kula kulmi magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed, ka hor intabuusan u […]

- Advertisement -

Madaxa Hay’adda Sirdoonka Masar, Cabaas Kaamil waxa uu Maanta la kulmay RW Israel, Benjamin Netanyahu, iyagoo ka wada hadlay Iskaashiga Labada Waddan, Amniga, Siyaasadda, Xabbad-joojintii XAMAAS iyo Israel iyo Arrimaha Mandiqada.

Madaxa Sirdoonka Masar waxa u qorsheysan inuu Madaxweynaha Falastiin, Maxamuud Cabaas Abu Maasim kula kulmi magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed, ka hor intabuusan u sii gudbin Qasa oo uu Hoggaamiyayaasha XAMAAS kula kulmi doono.

- Advertisement -

Dhinaca kale, Wasiirka Arrimaha Dibedda Israel, Gabi Ashkenozi waxa uu Maanta booqasho ku tegay Qaahira, isagoo la kulmay dhigiisa dalka Masar, Samiiix Shukri oo ay ka wada hadleen Xiriirka 2-da Waddan, Dib-u-dhiska Qasa iyo Qorshaha ay Israel iyo Dhaqdhaqaaqa XAMAAS isku weydaarsan doonaan Maxaabiista ay kala haystaan.

Latest stories