HomeWararIn ka badan 40 kun oo Arday oo Maanta u fariisaneysa Imtixaanka...

In ka badan 40 kun oo Arday oo Maanta u fariisaneysa Imtixaanka Shahaadiga

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Waxaa Maanta oo sabti ah Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka lagu wadaa inuu si rasmi ah uga bilowdo Imtixaanka shahaadiga Dugsiga sare oo qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda xilgaarsiinta. Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda ayaa shaacisay in 42, 000 (Afartan & laba Kun) oo Arday ay Maanta u fariisanayaan imtixaanka, kaas oo ka bilaabanaya Muqdisho iyo Gobolada dalka.. […]

- Advertisement -

Waxaa Maanta oo sabti ah Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka lagu wadaa inuu si rasmi ah uga bilowdo Imtixaanka shahaadiga Dugsiga sare oo qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda xilgaarsiinta.

Wasaaradda waxbarashada Xukuumadda ayaa shaacisay in 42, 000 (Afartan & laba Kun) oo Arday ay Maanta u fariisanayaan imtixaanka, kaas oo ka bilaabanaya Muqdisho iyo Gobolada dalka..

- Advertisement -

Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda ayaa lagu waddaa in ay kormeeraan Goobaha ay lagu qaadaayo Imtixaanka shahaadiga ah ee Dugsiyada sare, waxaana halkaas ka socota qaban-qaabadii ugu dambeeysay ee furitaanka Imtixaanka.

Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa siweyn u sugaya goobaha Arday ay ku galayaan Imtixaanka shahaadiga, waxaana gaadiidka noocyadiisa kala duwan loo diidayaa inay hormaraan goobahaas.

Wasaaradda waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, ayaa sanad kasta qaada Imtixaanka Shahaadiga ee Dugsiyada Sare, iyada oo loo diyaariyay qaab waafaqsan nidaamka waxbarashada dalka.

Latest stories