HomeWararSoomaaliya iyo Urdun oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Soomaaliya iyo Urdun oo ka wada hadlay arrimo muhiim ah

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Safiirka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Dalka Mareykanka Ali Sharif ayaa la kulmay Dina Kawar oo ah Safiirka Dalka Urdun ee halkaasi. Kulankaan ayaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee haatan ka jirta dalka Soomaaliya iyo baahida loo qabo in la xoojiyo iskaashiga dhinacyadaasi. Intii uu socday kulanaasi waxaa kaloo Safiirka Somaaliya iyo gabadha lagu magaacaabo Dina […]

- Advertisement -

Safiirka Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Dalka Mareykanka Ali Sharif ayaa la kulmay Dina Kawar oo ah Safiirka Dalka Urdun ee halkaasi.

Kulankaan ayaa looga hadlay xaaladda siyaasadeed ee haatan ka jirta dalka Soomaaliya iyo baahida loo qabo in la xoojiyo iskaashiga dhinacyadaasi.

- Advertisement -

Intii uu socday kulanaasi waxaa kaloo Safiirka Somaaliya iyo gabadha lagu magaacaabo Dina Kawar ay ka wadahadleen,dib u eegista xiriirka laba geesoodka ah ee ka dhexeeya labada dal ee walaalaha ah iyo arrimaha danaha guud ee heer gobol iyo heer caalami.

Latest stories