HomeWararRW Rooble oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta

RW Rooble oo baaq u diray shacabka Soomaaliyeed iyo siyaasiyiinta

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Rai’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay Munaasabadda lagu soo xirayo shirka Wadatashiga qaran ayaa ka hadlay arrimo dhoowr ah oo ku aaddan waxyaabaha madaxdu ka wada hadleen iyo sidoo kale sida loo xaliyay khilaafkii taagnaa. waxaa uu sheegay in heshiis laga gaaray waxyaabihii  qodobadii lagu kala duwanaa oo ay ugu horreyso arrinta Gobolka […]

- Advertisement -

Rai’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo ka hadlayay Munaasabadda lagu soo xirayo shirka Wadatashiga qaran ayaa ka hadlay arrimo dhoowr ah oo ku aaddan waxyaabaha madaxdu ka wada hadleen iyo sidoo kale sida loo xaliyay khilaafkii taagnaa.

waxaa uu sheegay in heshiis laga gaaray waxyaabihii  qodobadii lagu kala duwanaa oo ay ugu horreyso arrinta Gobolka Gedo, waxaana intaas uu ku daray in dhammaan qodobadii ugu muhiimsanaa la isku racay heshiisna la gaaray.

- Advertisement -

Ra’iisul wasaaraha ayaa u mahadceliyay Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolkani Banaaadir, iyo dhammaan dhinacyadii ak qayb qaatay shirka.

Maxamed Xuseen Rooble ayaa ballan qaaday in ay xukuumaddiisa ka go’an tahay in heshiiskaan ay dhaqan galin doonto, sida ugu dhaqsiyaha badan, waxaana sidoo kale uu intaas ku daray in bulshada soomaaliyeed looga baahan yahay in ay ka qayb qaataan shacabku sidii ay kaga qayb qaadan lahaayeen hirgalinta doorashooyinka.

Latest stories