HomeWararCumar Filish" Heshiiskani waxaa uu muhiim u yahay umadda Soomaaliyeed"

Cumar Filish” Heshiiskani waxaa uu muhiim u yahay umadda Soomaaliyeed”

Date:

Related stories

The Economist oo Daaha Ka Rogtay Isbeddelka Amniga Caasimadda Soomaaliya

Warbixin cusub oo The Economist soo saartay ayaa tilmaamaysa hoos u dhac weyn oo ku yimid weerarrada Al-Shabaab ee Muqdisho, iyadoo weerarradii la diiwaangeliyay ay hoos uga dhaceen 144 ilaa 5.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Guddoomiyaha Gobolkani Banaadir Cumar Maxamed maxamuud Cumar Filish oo ka hadlayay Munaasabadda lagu soo gunanadayay Shirka Wadatashiga qaran ayaa ka dhawaajiyay arrimo muhiim oo looga hadlay shirka maaml mahaan u socday Dwoladda dhexe, Maamul Goboleedyada iyo Gobolkani Banaadir. Waxaa uu sheegay Cumar Filish in shirku uu ku dhisnaa isu tanaasul iyo isku laab xaarnaan, waxaana […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobolkani Banaadir Cumar Maxamed maxamuud Cumar Filish oo ka hadlayay Munaasabadda lagu soo gunanadayay Shirka Wadatashiga qaran ayaa ka dhawaajiyay arrimo muhiim oo looga hadlay shirka maaml mahaan u socday Dwoladda dhexe, Maamul Goboleedyada iyo Gobolkani Banaadir.

Waxaa uu sheegay Cumar Filish in shirku uu ku dhisnaa isu tanaasul iyo isku laab xaarnaan, waxaana uu u nahad celiyay dhammaan ka qayb qaatayaashii shirka, oo ay ugu horreeyaan shacabka Caasimadda.

- Advertisement -

Cumar Filish ayaa tilmaamay in heshiiskani uu muhiimad gaar ah u leeyahay umadda Soomaaliyeed, gaar ahaan shacabka Muqdisho, kuwaasi oo uu sheegay in garab istaag weyn ay muujiyeen,

 

Latest stories