HomeWararDowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay geeridii Majaajiliiste Sooraan

Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay geeridii Majaajiliiste Sooraan

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay geerida ku timid Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo siweyn loo yaqaanay deegaanada Soomaalida oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Burbo ee Xarunta Gobolka Togdheer. Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda xilgaarsiinta Cismaan Abuukar Maxamed Dubbe oo Qoraal uu soo saaray ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh ugu diray Eheladii, qaraabadii iyo bahda fanka […]

- Advertisement -

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay geerida ku timid Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo siweyn loo yaqaanay deegaanada Soomaalida oo Maanta ku geeriyooday Magaalada Burbo ee Xarunta Gobolka Togdheer.

Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda xilgaarsiinta Cismaan Abuukar Maxamed Dubbe oo Qoraal uu soo saaray ayaa waxaa uu tacsi tiiraanyo leh ugu diray Eheladii, qaraabadii iyo bahda fanka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Abwaan Sooraan.

- Advertisement -

“Waxaan tacsi u dirayaa ehelkiisii, qaraabadii iyo bahda fanka Soomaaliyeed oo uu muddo dheer ka tirsanaa. Ilaahay ha u naxariisto Sooraan” ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta dowladda Cismaan Dubbe oo sheegay in Sooraan uu ahaa hal abuure iyo jilaag hal-door ahaa.

Abwaan Sooraan Ismaaciil ayaa maalmihii lasoo dhaafay la xanuunsanayay Cudurka halista ah ee COVID-19 oo ku dhacay, waxaana xanuunkii haayay uu ugu geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Burco oo uu ku jiray.

Allaha u naxariitee Sooraan ayaa waxaa uu caan ku ahaa sheekooyin ay inta badan isla soo jili jireen Abwaan Jawaan oo ay saaxiibo ahaayeen, waxaana dhowr jeer oo hore si been abuur ah loo shaaciyay inuu dhintay.

Latest stories