HomeWararAbwaan Sooraan Sugule oo Goor dhow geeriyooday

Abwaan Sooraan Sugule oo Goor dhow geeriyooday

Date:

Related stories

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Xasan Sheekh oo Belgrade Fariin Adag Ka Jeediyay

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Belgrade uga qaybgalaya shir lagu xusayo 65-guuradii Dhaqdhaqaaqa Dalalka Aan Isbahaysiga Ahayn,

Koonfur Galbeed Oo Ansixisay Dib-u-eegista Miisaaniyadda 2026

Golaha Wakiillada Koonfur Galbeed ayaa ansixiyey dib-u-eegista miisaaniyadda 2026, kadib dood iyo falanqeyn dheer oo ku saabsan dakhliga, deeqaha iyo kharashaadka dowladda.

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa Goor dhow ku geeriyooday Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo siweyn loo yaqaanay deegaanada Soomaalida. Abwaan Sooraan Ismaaciil ayaa maalmihii lasoo dhaafay la xanuunsanayay Cudurka halista ah ee COVID-19 oo ku dhacay, waxaana xanuunkii haayay uu ugu geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Burco oo uu […]

- Advertisement -

Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa waxaa Goor dhow ku geeriyooday Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan Ismaaciil Sugule oo siweyn loo yaqaanay deegaanada Soomaalida.

Abwaan Sooraan Ismaaciil ayaa maalmihii lasoo dhaafay la xanuunsanayay Cudurka halista ah ee COVID-19 oo ku dhacay, waxaana xanuunkii haayay uu ugu geeriyooday Isbitaal ku yaalla Magaalada Burco oo uu ku jiray.

- Advertisement -

Geerida ku timid Abwaanka ayaa waxaa xaqiijiyay Agaasimaha Isbitaalka Burco Dr. Cabdi Suudi iyo qaar kamid Eheladiisa, waxaana geerida Sooraan Ismaaciil ka tacsiyeeyay Abwaano Mas’uuliyiin, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan.

Allaha u naxariistee Sooraan ayaa waxaa uu ahaa Majaajiliiste caan ku ahaa jilista sheekooyinka, isla markaana waxaa uu sidoo kale sameeyn jiray ruwaayadaha, waxaana dhowr jeer oo hore si been abuur ah loo shaaciyay inuu dhintay.

 

- Advertisement -

 

Latest stories