HomeWararKulan looga hadlaayay amniga Magaalada Gaalkacyo oo la qabtay

Kulan looga hadlaayay amniga Magaalada Gaalkacyo oo la qabtay

Date:

Related stories

US Releases 600,000 Mosquitoes to Fight Mosquitoes

US Company Releases 600,000 Male Mosquitoes in New Effort to Control Disease-Carrying Species

Mareykanka Oo 600,000 Kaneecooyin Dagaal La Galaya.

Mareykanka ayaa bilaabay hab cusub oo lagula dagaallamayo kaneecada cudurrada gudbisa, iyadoo ilaa 600,000 oo kaneeco lab ah oo Wolbachia sidda lagu sii deynayo Washington DC iyo nawaaxigeeda.

Tababarka Gorgor oo lagu soo xiray Turkiga

Taliyaha Ciidanka Dhulka S/Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar oo Turkiga kula soo xiray Guutada 21-aad ee Kumaandooska Gorgor,

Elite Gorgor Forces Complete Training in Türkiye

The Ground Forces Commander Brigadier General Sahal Abdullahi Omar...

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay amniga Magaalada oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland. Inta uu socday kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray xoojinta wadashaqeynta laamaha amniga Magaalada Gaalkacyo iyo sidii loo dardar-gelin lahaa howlgalada lagu xaqiijinayo ammaanka. Sidoo kale Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa […]

- Advertisement -

Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa lagu qabtay kulan looga hadlaayay amniga Magaalada oo ay ka qeyb galeen Saraakiisha Ciidamada dowlad Goboleedka Puntland.

Inta uu socday kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray xoojinta wadashaqeynta laamaha amniga Magaalada Gaalkacyo iyo sidii loo dardar-gelin lahaa howlgalada lagu xaqiijinayo ammaanka.

- Advertisement -

Sidoo kale Saraakiisha Ciidanka Puntland ayaa iska xog-wareystay howlgaladii ugu dambeeyay ee laga fuliyay gudaha Magaalada, waxaana Saraakiisha ay sheegeen in la iska kaashado ka hortego weerarka ay geystaan Al-shabaab.

Waxaa kaloo Saraakiisha Ciidanka amniga dowlad Goboleedka Puntland isla garteen dardar-gelinta sugida amniga Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, sidoo kalena la joogteeyo howlgalada lagu xaqiijinayo amniga.

Kulanka ayaa waxaa ka qeyb galaya mas’uuliyiinta Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland oo ay wehliyaan Saraakiisha laamaha amniga heer federaal iyo heer Dowlad Goboleed, waxaana Gaalkacyo kala maamula Galmudug iyo Puntland.

Latest stories