HomeCaalamkaWararkii ugu dambeeyay Weerar Tooreey oo geystay khasaaro nafeed

Wararkii ugu dambeeyay Weerar Tooreey oo geystay khasaaro nafeed

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Hal qof ayaa ku geeriyodoay, 4 kalena wey ku dhaawacmeen weerar Toorey oo Fiidnimadii xalay ka dhacay caasimadda dalkaasi ee Amsterdam.

Wargeyska NL Times ayaa qoray in weerarkaasi oo 11-kii iyo 15-daqiiqo ee xalay uu ka dhacay meel ku dhow Deegaanka Ferdinand Bolstraat.

- Advertisement -

4 Dhibane ayaa loola cararay Isbitaalka, iyadoo mid ka mid ah uu u geeriyooday dhaawaxyadii ka soo gaaray Tooreydii lala dhacay.

Hadal ka soo baxay Boliska ayaa lagu sheegay inay xireen Nin 29 jir ah oo ka yimid Amstelveen, kaasi oo lala xiriirinayo weerarkaasi.

Boliska waxay sheegeen inay baarayaan weerarkaasi, waxayna meesha ka saareen inuu falkaasi ahaa waxa ay ugu yeereen weerar Argagixiso.

Latest stories