HomeCaalamkaMadaxweynaha Falastiin oo wadahadal la yeeshay wafdi ka socday Masar

Madaxweynaha Falastiin oo wadahadal la yeeshay wafdi ka socday Masar

Date:

Related stories

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...

Somalia Strengthens Ebola Preparedness Amid Regional Outbreak Risks

Somalia has stepped up Ebola preparedness, though no cases have been confirmed. The Ministry of Health has activated the National Public Health Emergency Operation Center and introduced electronic traveler health forms to strengthen border surveillance. Officials urge the public to remain calm, follow official health guidelines, and avoid misinformation.

Police Target illegal arms after deadly confrontation

Somali government security forces deployed across Mogadishu's Abdiaziz district...

Somali Police Display Weapons Cache After 20 Hours of Mogadishu Clashes

Somali police forces on Thursday showcased a large cache...

Kenya cites security concerns, militant threats in maintaining Somalia border closure

Kenyan President William Ruto has said the border between...
- Advertisement -

Madaxweynaha Maamulka Falastiin, Maxamuud Cabaas Abu Maasim ayaa waxaa uu maanta kulan la qaatay Wafdi dhanka Ammaanka oo ka socday dalka Masar.

Kulankaasi ayaa waxa uu ka dhacay Xarunta Madaxtooyada ee magaalladda Ramala ee Daanta Galbeed.

- Advertisement -

Inta uu socday Kulankaasi, waxay labada dhinac ka wada xaajoodeen Horumarada la xiriira Xabbad-joojinta Marinka Qasa, Quddus iyo Daanta Galbeed iyo xiriirinta dadaallada Dib-u-dhiska Marinka Qasa.

Madaxweynaha Falastiin ayaa waxaa uu dhigiisa dalka Masar, C/Fataax Al-sisi kaga mahad celiyey dadaalladda ku aadan Xabbad-joojinta iyo Dib-u-dhiska Marinka Qasa

Kulankaasi waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Rayidka Falastiin, Xuseen Al-sheekh iyo Madaxa Guud ee Hay’adda Sirdoonka Falastiin, Maajid Faraj.

- Advertisement -

Wafdiga Masaarida waxay shalay booqdeen Marinka Qasa, dadaal ay ku doonayaan in lagu xoojiyo Heshiiska Xabbad-joojinta taagta daran ee ay gaareen Falastiin iyo Israel.

Latest stories