HomeCaalamkaIsraa'iil iyo Falastiin oo heshiis xabbad joojin ah gaaray

Israa’iil iyo Falastiin oo heshiis xabbad joojin ah gaaray

Date:

Related stories

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Daniel iyo Labada Hooyo: Xaqiiqada Sheekada

Daniel iyo labada hooyo: maxaa run ah, maxaase aan la xaqiijin?

Maxay McDonald’s Iyo KFC Uga Cabsadeen Soomaaliya?

Inkasta oo Muqdisho ay ku badan yihiin burgerro, shawarma iyo digaag la shiilay, shirkadaha waaweyn sida McDonald’s, KFC iyo Starbucks weli si rasmi ah ugama howlgalaan Soomaaliya.

Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ayaa heshiis xabbad joojin ah ka gaaray dagaalki Qaza ka billowday 11-ka May ee uu ka dhashay qasaara naf iyo maalba leh. Golaha wasiirrada Israa’iil waxay xaqiijiyeen iney heshiis xabbad joojin ay la gaareen maleeshiyaadka Falstiiniyiinta si dagaalka tobanka maalmood socday loo joojiyo. “Golaha amniga siyaasaddu waxay si aqlabiyad leh u aqbaleen […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Israa’iil iyo Falastiiniyiinta ayaa heshiis xabbad joojin ah ka gaaray dagaalki Qaza ka billowday 11-ka May ee uu ka dhashay qasaara naf iyo maalba leh.

Golaha wasiirrada Israa’iil waxay xaqiijiyeen iney heshiis xabbad joojin ay la gaareen maleeshiyaadka Falstiiniyiinta si dagaalka tobanka maalmood socday loo joojiyo.

- Advertisement -

“Golaha amniga siyaasaddu waxay si aqlabiyad leh u aqbaleen soo jeedintii dhammaan saraakiisha amniga, amniga gudaha (Shin bet), amniga dibadda (Mossad), iyo madaxa golaha amniga qaranka, ee ahayd in la aqbalo hindisaha Masar ee xabbad joojinta shuruud la’aanta ee labada dhinac ah oo goor dambe hirgeli doonto” ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay golaha wasiirrada Israa’iil.

Sarkaal ka tirsan ururka Xamaas oo wakaaladda wararka ee AP u warramay wuxuu saheegay xabbad joojinta ay Israa’iil ku dhawaaqday ay ka dhigan tahay ‘guul’ shacabka Falastiin u soo hoyatay iyo guul darro soo gaadhay ra’isal wasaaraha Israa’iil Banjamin Natanyahu.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts