HomeWararfaah faahin: Gabar lagu dilay Magaalada Muqdisho

faah faahin: Gabar lagu dilay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Afrika oo Wajahaysa Caqabad Cusub oo Amni

Maalgelinta nabad ilaalinta oo hoos u dhacaysa ayaa Afrika ku qasbaysa inay dib u qaabayso hawlgallada amniga.

Burcad-badeedda Soomaaliya oo Dib u Soo Laabatay: Khatar Cusub

Burcad-badeedda Soomaaliya oo dib u soo laabatay, iyadoo khatar cusub ku ah maraakiibta gobolka.

Soomaaliya iyo Kenya oo Suuq Cusub Furaya

Soomaaliya iyo Kenya oo xoojinaya ganacsiga, maalgashiga iyo isku-xirka dhaqaale.

faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya Gabar la shegay in goordhaweyd lagu dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuq-bacaad. warar isqilaafsan oo aan helnay ayaa sheegaya in Gobadha ay xabbadi ku fakatay ayna sidaasi ku dhimatay, sidoo kale waxaa jira warar sheegaya in Gabadha aysan xabbaddu ku fakan balse lagu dhiftay, waxaana ilaa iyo hadda […]

- Advertisement -
- Advertisement -

faah faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya Gabar la shegay in goordhaweyd lagu dilay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuq-bacaad.

warar isqilaafsan oo aan helnay ayaa sheegaya in Gobadha ay xabbadi ku fakatay ayna sidaasi ku dhimatay, sidoo kale waxaa jira warar sheegaya in Gabadha aysan xabbaddu ku fakan balse lagu dhiftay, waxaana ilaa iyo hadda aan la xaqiijin sida rasmiga ah ee falkaasi u dhacay.

- Advertisement -

waxaana dad gob joogayaal ah oo ku sugan Xaafadda Suuq-bacaad ee degmada Yaaqshid ay warbaahinta u xaqiijiyeen in falkaasi uu ka dhacay guri ku yaalla halkaasi oo Gabadhu ay dhawaan u tagtay qarabo salaan.
goobta falku ka dhacay waxaa gaaaray Ciidanka Dowladda Soomaaliya oo goobta ka qaday Maydka marxuumadda, kuwaasi oo sida la sheegay geeyay CID-da si loo baaro qaabka dilku u dhacay.

ilaa iyo hadda faah faahiino intaas ka dheeri ah lagama hayo dhacdadaasi ka dhacday Suuq-bacaad ee degmada Yaaqshid.

la soco faah faahin intaa ka dheeri ah.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts