HomeWararCiidanka xoogga dalka oo gaadiid dagaal lagu wareejiyay 

Ciidanka xoogga dalka oo gaadiid dagaal lagu wareejiyay 

Date:

Related stories

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Nin Kenya ah oo 26 dacwadood ku guulaystay isagoon shati qabin

Brian Mwenda Njagi ayaa Kenya caan ka noqday kadib markii lagu eedeeyay inuu qareen iska dhigay, haddana uu ku guulaystay 26 dacwadood oo isku xiga.

Madaxweyne Xasan oo Galinsoor ugu baaqay nabadda iyo xasiloonida

Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Galmudug oo Galinsoor ku soo dhoweeyay shacabka – ma xoojin doontaa xiriirka federaalka iyo maamulka?

Baydhabo: Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa Laftagareen Oo Isku Dhacay

Baydhabo ayaa saaka laga maqlay rasaas xooggan, kaddib markii ciidamo kala taageersan dhinacyada siyaasadda ay magaalada ku dhex dagaallameen, iyadoo xaaladda amni ay weli kacsan tahay.

Hay’adda UNMAS oo Qaramada Midoobay u qaabilsan wax ka qabashada miinooyinka, ayaa maanta taliska Ciidanka xoogga dalka waxay ku wareejisay gaadiid iyo agabyo kale oo ciidan. Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage oo ay wehliyeen taliye ku-xiggeenka XDS iyo saraakiil kale, ayaa gaadiidkan kala wareegay Hay’adda UNMAS, Waxaana uu uga mahad celiyey […]

- Advertisement -

Hay’adda UNMAS oo Qaramada Midoobay u qaabilsan wax ka qabashada miinooyinka, ayaa maanta taliska Ciidanka xoogga dalka waxay ku wareejisay gaadiid iyo agabyo kale oo ciidan.

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka sarreeye guuto Odowaa Yuusuf Raage oo ay wehliyeen taliye ku-xiggeenka XDS iyo saraakiil kale, ayaa gaadiidkan kala wareegay Hay’adda UNMAS, Waxaana uu uga mahad celiyey garab istaagooda.

Latest stories