HomeWararGo'aan laga soo saaray Shir looga hadlay Amniga Magaalada Muqdisho

Go’aan laga soo saaray Shir looga hadlay Amniga Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Kulan looga hadlayay dardar-gilinta Amniga Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Maanta ka dhacay Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar, kaasi oo ay Shir guddoominayeen Guddoonka Arrimaha Amniga ee Gobolka Banaadir. Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii la isugu xiri lahaa Hay’adaha Amniga iyo Maamulada Degmooyinka, waxaana lagu go’aamiyay in la soo celiyo kormeerkii joogtada […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Kulan looga hadlayay dardar-gilinta Amniga Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka ayaa Maanta ka dhacay Aqalka Dowlada Hoose ee Xamar, kaasi oo ay Shir guddoominayeen Guddoonka Arrimaha Amniga ee Gobolka Banaadir.

Kulanka ayaa waxaa diirada lagu saaray sidii la isugu xiri lahaa Hay’adaha Amniga iyo Maamulada Degmooyinka, waxaana lagu go’aamiyay in la soo celiyo kormeerkii joogtada ahaa ee ay wada sameyn jireen Hay’adaha Amniga iyo Maamulada Degmooyinka kaasoo lagu xaqiijinayo Amniga Caasimada.

- Advertisement -

Waxaa kaloo kulanka looga hadlay u diyaar garoowga Amniga Doorashooyinka fooda nagu soo haya.

Kulanka oo ku soo dhamaaday jawi wanaagsan, waxaa goobjoog ka ahaa Agaasimaha Guud ee Amniga Caasimadda oo ay wehliyaan Agaasimiyaasha Waaxyaha Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir, Lataliyaal iyo Saraakiil ka tirsan Laamaha Amniga.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts